Raysal wasaarada Denmark Mette: Dib ayaa loo furi doonaa, Iskoolada, fasalada hoose iyo xanaanooyinka…

Raysal wasaarada Denmark Mette frederiksen oo sheegtay in dib loo furi doono Iskoolada, fasalada hoose, iyo xanaanooyinka

Raysal wasaarada Denmark Mette Frederiksen, ayaa maanta oo taariikhdu tahay 06-04-2020 qabatay shir jaraa’id, ayey ku sheegtay in Iskoolada, fasalada hooseiyo xanaanooyinka ilmaha yaryar tagaan dib loo furi doono taariikhdu markey tahay 15-04-2020

Ikoolada iyo goobaha shaqada ee wadankan Denmark ayaa gebi ahaanba xirna laga soo bilaabo 12-03-2020, iyagoo looga gol lahaa sidii loo xakameyn lahaa faafida cudurka halista ah ee Coronavirus ( COVID-19)