Aarhus: Caabuqa Karoonaha, Xaafadda Vor Frue Sogn, ayaa qarka u saaran in la xiro

Aarhus: Caabuqa Karoonaha, Xaafadda Vor Frue Sogn, ayaa qarka u saaran in la xiro

Xaafad ku taal magaalada Aarhus oo magaceeda la yiraahdo “Vor Fue Sogn”, ayaa qarka u saaran in gagigeedaba la xiro, marki ay halbeega 1000 kor u dhaaftay dadka laga helay cudurka ee deggan xaafadaas.

Dadka uu ku dhacayo cudurku ayaa kor u sii kacaya ee deggan xaafadaas oo ku taal bartamaha magaalada Aarhus.

Wararka ayaa sheegaya in xaafadaas ay ku yaaliin meelo badan oo loo dalxiis tago sida Matxaf.