Dab xoogan oo ka kacay guryo ku yaal magaalada Hasmark…

Magaalada Hasmark maalinti talaadada waxaa guryo isku dhow dhow oo loo xaga baxo xilliga kulaylaha ( kolonihus ), qabsaday dab, mudo dabadeed waxaa meeshaas soo gaarey ciidanka dab-damiska ee Fyn oo isku dayayey in ay dabkaas bakhtiiyaan.

Ciidanka dab-damiska ayaa la sheegayaa in ay dumiyeen daydkii guryahaas si ay u xakameeyaan dabkaas, waana ay ku guuleysteen.

Sahan Radio