Danmark; oo markii 3-aad ku guuleysatay koobta kubadda Gacanta Adduunka 2023

Kooxda kubadda gacanta ee dalka Denmark, ayaa xalay markii 3-aad ku guuleystay koobka kubadda Gacanta adduunka 2023, keddib markii ay kooxda kubadda Gacanta Faransiiska kaga badisey 34-29.

QIIMEYNTA XIDDIGAHA CAYAARTOYDA

Mathias Gidsel – (Denmark), cayaaryahanka ugu fiican tartanka koobka kubadda Gacanta , waxaa uu dhaliyey 60 gool.

Andreas Wolff – (Tyskland), Goolhayaha ugu fiican koobka kubadda Gacanta.

Juri Knorr – (Tyskland), cayaaryahanada da’da yar kan ugu fiican.

Wadankan Denmark, waa markii saddexaad oo ay ku guuleystaan koobka kubadda Gacanka Adduunka 2019,2021 iyo 2023