Hay’adda BoligSocialt hus, oo kulan ku casuntay dhammaan Hay’addaha iyo Ururada ay wada shaqeynta ka dhexeyso…

Hay’adda BoligSocialt Hus, oo kulan ku casuuntay dhammaan Hay’addaha iyo Ururada ay wada shaqeeyaan

Hay’adda magaceedu yahay BoligSocialt hus ee magaalada Odense, ayaa waxay qabatey kulan ay ku casumeen dhammaan Hay’addaha iyo Ururada ay wada shaqeeyaan ee magaalan Odense.

Kulankaas oo ahaa kulan is barasho iyo is arag dhammaan Hay’addaha iyo Ururada ay wada shaqeynta kala dhexeyso Hay’adda BoligSocialt Hus Odense.