Ra’isul wasaaraha Denmark <mette; Doorashada waxay dhaceysaa 1 November 2022

Ra’isul wasaaraha Denmark Mette; Doorashada waxay dhaceysaa 1- November 2022

Ra’isul wasaaraha Denmark Mette Frederiksen, ayaa ku dhawaaqdey inuu dalka gelayo doorarasho Golaha Barlamaanka iyo Ra’isul wasaaraha 1- November.

Ra’isul wasaaraha Mette, waxay sheegtay inay rabto inay iyadu hogaan u noqoto dowladd loo dhan yahay, waayo Denmark waxaa hadda ka jirta halisyo badan oo meelo badan uga soo walahmey, arrintaas waxaa looga bixi karaa dawlad wadaag ah oo xisbiyo dhawr ah ka kooban.

La soco waxii ka soo korta arimaha doorashooyinka Sahan Radio.