Magaalada Assens, waxaa ka dhacay shil gaari oo darawalkii wadey oo 51 sanno jir ah, ayaa ku geeriyooday.
Boolisku waxaa ay baarayaan waxa sababey shilkaas, ehalada marxuumkaasna waala war-gelinayey.