Xulka Qaranka kubadda cagta Soomaaliya U-17 jirka, ku guuleystay koobka CECAFA “AFCON”.

Xulka Qaranka kubadda cagta Soomaaliya U-17 jirka, ku guuleystay koobka CECAFA “AFCON”.

Xulka Qaranka kubedda cagta Soomaaliya U-17 jirka, ayaa Sabtida maanta ah ( 15-10-2022 ) qaaday koobka tartanka ee cayaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika, waxayna ka adkaaday xulka dalka Koofurta Suudaan..

Xulka kubedda cagta Soomaaliya U_17 jirka, waxay xulka kubedda cagta dalka koofurta suudaan, waxay kaga badiyeen 3 gool iyo hal. Waxayna horey uga soo badiyeen xulalka qaranka dalalka Itoobiya iyo Ugaandha.