Kooxda kubada cagta Fiuk oo 4-2 kaga badisey kooxda Morud IF

Cayaar xiiso badan ayaa dhemartay labada koox ee kubada cagta Fiuk iyo Morud IF oo ka wada tirsan Seria B magalada Odense ee dalka Denmark. Qeybta hore ee cayaarta, markii ay socoday 10 daqiido waxaa u surtagashay in ay kooxda Fiuk in ay dhaliyaan goolkii koowaad keddib, waxay la wareegeen cayaarta daqiiqadii 34 waxay dhaliyeen …

Kooxda kubada cagta Fiuk oo 4-2 kaga badisey kooxda Morud IF Læs mere »