News Sahan  TV
4

Uhuru Kenyatta oo casho sharaf u sameeyey MDFS mudane Farmaajo.

Ra´iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, oo todobaadkii labaad ku sugan xarunta Puntland ayaa la kulmay Ardeyda wax ka barata Jaamacadda Bariga Afrika qeybteeda magaalada Garowe, waxana kulanka ku weheliyey Mas´uuliyiin ka tirsan Golayaasha Dawlada Federaalka iyo Puntland, Maamulka iyo Macalimiinta Jaamacadda.

Murashaxa 2aad ee xibsiga Dimuquraadiga Bernie Sander ayaa Hillary Clinton uga guuleystay Codbixinta horudhaca ah ee is reeb reebka murashaxiinta oo xalay ka dhacday gobalka Wisconsin.

SSP Prisen 2016 gik til Fritidsvejledningen Uden Grænser. &ariing;rets vinder af SSP Prisen udmærker sig ved forebyggende og tidlige indsatser over for børn og unge, der er i fare for at falde uden for de stærke, sociale fællesskaber.