Odense: waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27.09.2025 laga furey magaalada Odense xafiis cusub oo qaabilsan shaqaalaha iyo ardeyda xirfadaha sare leh oo ka yimaada dalalka dibeda una shaqeeya shirkadaha deenishka. Shaqaalahaas oo isugu jira Takhaatiir, Kalkaaliya caafimaad,Engineero iyo khubaro Technology-yada cusub.
Xafiiska International House, waa xafiiska u fududenaya hawlaha shaqaalaha cusub sida guryaha la dejinayo iyaga iyo xaasaskooda iyo ardeyda cusub oo loo fududeynayo guryihiiay degi lahaayeen.
Xaflada furitaanka xafiiska cusub ee International House, waxaa ka soo qeyb galay qaar ka mid ah xildhibaanada golaha deegaanka magaalada Odense.
Sahan Radio
Vi anvender cookies for at sikre at vi giver dig den bedst mulige oplevelse af vores website. Hvis du fortsætter med at bruge dette site vil vi antage at du er indforstået med det.