Admin

Inger Støjberg, ayaa sheegtay in mowqif adag ka taagan tahay xaafadda vollsmose

Odense: shay galab oo bishu ahayd 29.10.2025 waxaa xaafadda Vollsmose ee magaalada Odense booqasho ku timid Guddoomiyaha xisbiga Danmarksdemokraterne (DD), Inger Støjberg. Guddoomiyaha xisbiga (DD), Inger Støjberg, ayaa sheegtay in xisbigeeda soo jeediyeen qorshe la yiraahdo Al Capone oo lagula dagaalamayo dambiyada, taas oo booliska, waaxda canshuuraha, maamulka bulshada iyo waaxda socdaalka si dhow u […]

Inger Støjberg, ayaa sheegtay in mowqif adag ka taagan tahay xaafadda vollsmose Read More »

Furitaanka xafiiska cusub International House ee magaalada Odense

Odense: waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27.09.2025 laga furey magaalada Odense xafiis cusub oo qaabilsan shaqaalaha iyo ardeyda xirfadaha sare leh oo ka yimaada dalalka dibeda una shaqeeya shirkadaha deenishka. Shaqaalahaas oo isugu jira Takhaatiir, Kalkaaliya caafimaad,Engineero iyo khubaro Technology-yada cusub. Xafiiska International House, waa xafiiska u fududenaya hawlaha shaqaalaha cusub sida guryaha la

Furitaanka xafiiska cusub International House ee magaalada Odense Read More »

Xuska sannad-guurada 10-aad ee cayaaraha toddobaadka Yurub, ayaa ka socda magalada københavn 23.-30 september 2025

Copenhagen: Cayaaro aad iyo aad u xiiso badan oo duwan oo lagu xusayo sannad-guurada 10-aad, markii la aasaasey cayaaraha toddobaad Yurub, ayaa ka socda caasimadda København ee dalka denmark Cayaaraha toddobaadka Yurub, waxaa lagu casumey boqorka Denmark H.M. kongen frederik X , wasiirka dhaqanka Jakob Engel-Schmidt iyo madaxa midowga Yurub Dhaqanka iyo dhalinyarada Glenn Micallef.

Xuska sannad-guurada 10-aad ee cayaaraha toddobaadka Yurub, ayaa ka socda magalada københavn 23.-30 september 2025 Read More »

Ciidamada shaqada qaranka, ayaa soo bandhigay tababaro wacyigelin ah, sidii loogu qeybgeli lahaa tababarada iyo waxbarashada qeybaha kala gedisan ee ciidamada qaranka.

.Odense: Maalintii sabtida oo ay bishu ahayd 20.09.2025 waxaa ka dhacday barxada dekada magaalada Odense tababaro ciidan oo ay soo qabanqaabiyeen ciidanka shaqada qaranka qeybihiisa kala duwan, sida ciidanka dhulka, ciidanka cirka iyo ciidanka badda. Ciidanka shaqada qaranka, waxaa ay dadweynihii ka soo qeyb galay u sharxeen qeybaha ciidanka iyo ciidankasta waxa uu qabto. Qofka

Ciidamada shaqada qaranka, ayaa soo bandhigay tababaro wacyigelin ah, sidii loogu qeybgeli lahaa tababarada iyo waxbarashada qeybaha kala gedisan ee ciidamada qaranka. Read More »