Noqo Caawiye Tababare Kooxda 1909, Dhalinta 12 sanno jirada ah…

Haddii aad dooneyso inaad noqoto Caawiye Tababare, waxaa ay fursadi ka banaan tahay kooxda 1909, dhalinta 12 jirada ah qeybtooda, waxaana fursad u hellaysaa inaad la shaqeyso gool dhaliyihii caanka ahaa Nicolai Frederiksen. Gooldhaliyahaan caanka ah, ayaa xiliyada uu waqtiga hayo caawiya kooxdiisa 1909, dhalinta 12 sanno jirada ah.

Haddaba, hadaad xiiseyneyso arrintaas waxaa la soo xiriirtaa Tababaraha Nicolai Frederiksen telefoonkiisuna yahay 28 49 04 80

Sahan Radio