Waxaa la shaaciyey, in dhaqaalihii soo galayey shirkad Letbane ee ka shaqa gasha magaaladan Odense uu hoos u dhacay 12 Milyan Daanish karoon ah sannadkii 2022.
warku waxaa uu intaasi ku darayaa in hoos u dhacaasi ay ka dhalatay dadka isticmaala hoos u dhacay.
Sahan Radio