Admin

Kulan balaaran oo dhexmarey shirkadaha shaqooyinka bixiya iyo dadka shaqo doonka ah magaalada Odense

.Odense: Shalay oo ay bishu ahayd 21.11.2025 saacadu ay ku aadaneyd 10:00 barqanimo, waxaa kulan balaaran isugu yimid shirkadaha shaqooyinka bixiya iyo dadka shaqo laàanta ah magaalada Odense. Shirkadaha shaqo-bixiyaasha ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qofkasta oo shaqo raba ay siinayaan shaqo, iyagoo fiirinaya xirfada qofka soo bartay taariikh nololeedkiisa (CVga), iyo waxa […]

Kulan balaaran oo dhexmarey shirkadaha shaqooyinka bixiya iyo dadka shaqo doonka ah magaalada Odense Read More »

Inger Støjberg, ayaa sheegtay in mowqif adag ka taagan tahay xaafadda vollsmose

Odense: shay galab oo bishu ahayd 29.10.2025 waxaa xaafadda Vollsmose ee magaalada Odense booqasho ku timid Guddoomiyaha xisbiga Danmarksdemokraterne (DD), Inger Støjberg. Guddoomiyaha xisbiga (DD), Inger Støjberg, ayaa sheegtay in xisbigeeda soo jeediyeen qorshe la yiraahdo Al Capone oo lagula dagaalamayo dambiyada, taas oo booliska, waaxda canshuuraha, maamulka bulshada iyo waaxda socdaalka si dhow u

Inger Støjberg, ayaa sheegtay in mowqif adag ka taagan tahay xaafadda vollsmose Read More »

Furitaanka xafiiska cusub International House ee magaalada Odense

Odense: waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27.09.2025 laga furey magaalada Odense xafiis cusub oo qaabilsan shaqaalaha iyo ardeyda xirfadaha sare leh oo ka yimaada dalalka dibeda una shaqeeya shirkadaha deenishka. Shaqaalahaas oo isugu jira Takhaatiir, Kalkaaliya caafimaad,Engineero iyo khubaro Technology-yada cusub. Xafiiska International House, waa xafiiska u fududenaya hawlaha shaqaalaha cusub sida guryaha la

Furitaanka xafiiska cusub International House ee magaalada Odense Read More »

Xuska sannad-guurada 10-aad ee cayaaraha toddobaadka Yurub, ayaa ka socda magalada københavn 23.-30 september 2025

Copenhagen: Cayaaro aad iyo aad u xiiso badan oo duwan oo lagu xusayo sannad-guurada 10-aad, markii la aasaasey cayaaraha toddobaad Yurub, ayaa ka socda caasimadda København ee dalka denmark Cayaaraha toddobaadka Yurub, waxaa lagu casumey boqorka Denmark H.M. kongen frederik X , wasiirka dhaqanka Jakob Engel-Schmidt iyo madaxa midowga Yurub Dhaqanka iyo dhalinyarada Glenn Micallef.

Xuska sannad-guurada 10-aad ee cayaaraha toddobaadka Yurub, ayaa ka socda magalada københavn 23.-30 september 2025 Read More »