Wararka

ururka En som os iyo hay’ada Natteravnede oo heshiiyey…

Odense – Korsløkkevej: Ururka En som os iyo ururo kale oo ka dhisan magaaladan Odense oo ka kooban 14 qowmiyadood, ayaa casuumad u fidiyey hay’ada wen Natteravnene si ay uga wada hadlaan wada shaqeyn dhaxmarta hay’ada Natteravnene iyo Ururada magaaladan Odense. Ugu horeyntii waxaa halkaasi ka hadlay la taliyaha hay’ada Natteravnene mudane Jacob Sollerup, waxa […]

ururka En som os iyo hay’ada Natteravnede oo heshiiyey… Read More »

Noqo Caawiye Tababare Kooxda 1909, Dhalinta 12 sanno jirada ah…

Haddii aad dooneyso inaad noqoto Caawiye Tababare, waxaa ay fursadi ka banaan tahay kooxda 1909, dhalinta 12 jirada ah qeybtooda, waxaana fursad u hellaysaa inaad la shaqeyso gool dhaliyihii caanka ahaa Nicolai Frederiksen. Gooldhaliyahaan caanka ah, ayaa xiliyada uu waqtiga hayo caawiya kooxdiisa 1909, dhalinta 12 sanno jirada ah. Haddaba, hadaad xiiseyneyso arrintaas waxaa la

Noqo Caawiye Tababare Kooxda 1909, Dhalinta 12 sanno jirada ah… Read More »

Shir looga hadlay barnaamijyada ku saabsan hawlo-hiwaayadeedka ragga

Waxaa taariihkdu markay ahayd 09.02.2023, ka dhacday magaalada Odense ee dalka Denmark, shir looga hadlayay barnaamijyada hawlo-hiwaayadeedka ragga xiiseeyo inay qabtaan waqtiyada ay firaaqada yihiin. shirka oo lagu qabtay xarunta BoligSocialt Hus ee magaalada Odense, waxaa hadafkiisu ahaa, in cilmibaaris keddib, ragga kala deggan xaafadaha kala duwan, loohu abuuri lahaa hawlo (i.e.aktivetet) kala gedisan oo

Shir looga hadlay barnaamijyada ku saabsan hawlo-hiwaayadeedka ragga Read More »