Wararka

Dugsiga Odinskolen oo ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah Odin Young Award 2024

Odense: Shalay oo ay taariikhdu ahayd 19.11.2024 waxaa lagu qabtay xarunta JYSKE BANK ARENA ee magaaladan Odense bandhig hurumarka xagga teknolojiyadda shirkadaha iyo doodo ay soo jeediyeen khabiiro ku takhasusey qeybraha kala duwan ee aqoonta teknolojiyadda. Ardaydii ka socoday dugsiga Odinskolen, ayaa ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah Odin Young Award, keddib, markii ardaydii ugu horeysey […]

Dugsiga Odinskolen oo ku guuleystay abaalmarinta caalamiga ah Odin Young Award 2024 Read More »

Xuska maalinta caalamiga ah cudurka Sonkorta ama Macaanka “ World diabetes day”, Odense -Denmark 14.11.2024.

.Odense: Maanta oo ay taariikhdu ahayd 14.11.204 waxaa xaafadda Vollsmose lagu qabtay xuska maalinta caalamiga ah cudurka Sonkorta ama Macaanka. Xuska ayaa sannadkiiba mar lagu qabtaa magaalooyinka dalka Denmark oo dhan. Waxaa bulshada loo sameeyaa wacyigelin kala duwan iyo dhaqdhaqaaqyo socod ah. Iyagoo koox koox isku raaca. Sannadkaan waxa yimid xaafadda Vollsmose 5 qeyb oo

Xuska maalinta caalamiga ah cudurka Sonkorta ama Macaanka “ World diabetes day”, Odense -Denmark 14.11.2024. Read More »

Ururka ardayda soomaaliyeed SSO”Somalisk Studenterorganisation, ardayda ka faaíideysta jaamacaha dalka denmark

Odense: Maanta oo ay taariikhdu ahayd 14.09.2024 Ururka ardayda Soomaalida ee dalka Denmark SSO, ayaa ku soo bandhigay maktabada xaafadda Vollsmose waxbarasho kala duwan oo heer jaamacadeed ah, si ay ugu faaíideeyaan ardayda Soomaaliyeed fursadahaas oo ay ka qeyb-galaan. Ururka SSO, waa aqoonyahanno dhallinyaro gabdho iyo wiilal oo takhasus weyn u leh waxbarashada qeybaheeda kala

Ururka ardayda soomaaliyeed SSO”Somalisk Studenterorganisation, ardayda ka faaíideysta jaamacaha dalka denmark Read More »